Madaxweyne Laftagareen oo daah-furay talaalka cudurka COVID-19 ee Senopharm (VIDEO)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, ayaa daahfuray Talaalka Senopharm oo ah mid looga hortago Cudurka COVID-19 oo Dalka ay soo gaarsiisay Dowlada China.

https://fb.watch/68eZuQjvYd/

Idilnews