Madaxweynaha Puntland “Dadku ma shaqo la’a ee waa ma shaqaystayaal, xataa kuwa hadda dowladda u shaqeeya” (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni oo ka hadlay shaqo la’aanta laga cowdo deegaannada Puntland ayaa sheegay in aysan jirin shaqo la,aan ka jirta Puntland balse loo soo shaqo tago.

“Dadku ma shaqo la’a ee waa ma shaqaystayaal, xataa kuwa hadda dowladda u shaqeeya, waxay jecel yihiin mushaarka iney qaataan oo hoteelada iska fadhiyaan oo ka sheekeeyaan, markaas bay ku leeyihiin Dowladda baararka lagu haystay oo ka difaacaynay” ayuu yiri Madaxweyne Deni.

https://fb.watch/69Sk8e5bQw/