Madaxweyne Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidammo cusub (VIDEO+Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, ayaa Tababar u soo Xirey Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka qeybta 60-aad.

Munaasabadda xiritaanka Tababarka Ciidanka cusub ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Gaashaandhiga XFS iyo Dowladda UK oo bixisa Tababarka iyo saanada Ciidankan.

Idilnews