Puntland oo soo bandhigaysa Buugaagta waxbarashada dugsiyada hoose ee deegaanadeeda

Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa maanta daah-furaya soo saarista Buugaagta cusub ee dugsiyada hoose ee Puntland (1 – 4), kuwaas oo ay diyaarisay Wasaaradda Waxbarashada Puntland.

Buugaagta cusub ee fasalada 1-aad ilaa 4-aad ee dugsiyada hoose ee Puntland ayaa ka kooban ilaa 1 Malyan oo Buugaag ah, kuwaas oo isugu jira Buugaagta Ardayda iyo kuwa Macalimiinta.

Idilnews