Xaaf “Qoorqoor wuxuu ahaa Dubbihii la ii adeegsan jiray” (VIDEO)

Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor inuu ahaa dubbihii loo adeegsaday in lagu dhibatooyo markii uu Xafiiska joogay.

“Qoorqoor wuxuu ahaa Dubbihii la ii adeegsaday saddexdii sano ee aan Galmudug joogay, aniga uma maleyn maayo in Qoorqoor hada leeyahay Axmed Ducaale kama qeyb geli karo doorashada, laakiin cid waa la jecel yahay Waa jirtaa, 2016 wixii ka dhacay Cadaado haddii ay soo laabtaan Yowmul qiyaama ka dhacaya Soomaaliya” ayuu yiri Axmed Ducaale Geelle Xaaf.