Jubaland oo ka cudurdaaratay imaanshihii Kismaayo Ee RW Rooble

Jubaland waxay ka cudurdaaratay imaanshihii Rooble ee Kismaayo.

Sida wararku sheegayaan Rooble wax la taaban karo oo safarkiisa saldhig u ah masoo gudbin.

Rooble waxuu xiisaynayay imaanshaha Jubaland,maadaama uusan horay utagin,sida Dowlad Goboleedyada kale.

Si guud,ayaa layskula gartay in safarka dib loo dhigo oo hadii la kulmayo dhamaan Madaxdu isku timaado.

Jibril Qoobey.