Guddiga Amniga Doorashooyinka oo la sameeyay (Akhriso)

Guddiga Amniga Doorashada Qaran ayaa la sameeyay, iyadoo xubnaha isugu jiraan Taliyeyaasha Booliska Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed, Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Booliska AMISOM.

Guddiga ayaa ku shaqeyn doonaan Awaamiirta Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble.

Idilnews