Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulamo ka wada degmadda Waajid (VIDEO)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa kulan la qaatay Gollaha Deegaanka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Kulanka waxaa sido kale ka qeybgalay Wasiiro,Xildhibaano iyo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Bakool.