Madaxweyne Karaash oo daah-furay Madasha wax ka qabashada Nafaqo darada (VIDEO+Sawirro)

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Ahmed E. Osman Karaash, ayaa maanta daah-furay Madasha wadatashiga ee wax ka qabashada Nafaqo darada iyo sidii xal waara looga gaari lahaa.

Kulanka waxaa ka qeybgalay qaar ka mid xubnaha Goleyaasha Dowladda, Agaasimeyaal guud iyo Hay’addaha taageera Barnaamijyada wax looga qabanayo nafaqo darada.

Idilnews

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.