Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Safiirka UK oo ka wada-hadlay Doorashooyinka (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster.

Labada dhinac ayaa ka wada-hadlay xiriirka labada dalka iyo arrimaha doorashooyinka dalku galayo.

Idilnews