Maxay tahay shaqada Guddiga farsamada Howlaha doorashada ? (VIDEO)

Avv. Cumar Dhagey oo ka mid ah Guddiga Farsamada ee howlaha doorashada uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha ayaa sharaxay howlaha laga rabo Guddiga doorashada, shaqadooda, howlgelintooda iyo iyo dhinaca sharciyada.

Avv. Cumar Dhagey ayaa sheegay in lagu shaqeynayo heshiis siyaasadeed ee aanu aheyn sharci doorasho.

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.