Waqtiga ay bilaabanayaan ciyaaraha Gobalada Puntland oo lagu shaaciyay

Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland Mudane Jaamac Faarax Muuse ayaa shaaciyey qabashada tartanka 8-aad Kuubada Cagta Goboladda Puntland.

Sidoo kale, Wasiir Jaamac ayaa magacaabay guddiga Qabanqaabada.