VIDEO: Qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Amniga Puntland oo tababar loo soo xiray

Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaarada Amniga Puntland ee Gabalada oo maanta Tababar ku saabsan kor u qaadida Xirfada Shaqaalaha loogu soo xiray Magaalada Gaalkacyo.

Kulanka Tababarka loogu soo xiray Shaqaalaha Wasaaradda Amniga ayaa waxaa goob joog ahaa Agaasimaha Wasaarada Amniga Puntland, Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug, Gudoomiye ku xigeennka labadaa ee Gobalka ku xigeenka Duqa Degmada waxaana tababarka uu ku saabsanaa kor u qaadida Xirfada shaqaalaha Wasaarada Amniga Puntland.