TPLF oo soo bandhigtay Askar ay ka qabatay Ciidanka Itoobiya (Sawirro)

Jabhada TPLF ayaa soo bandhigtay Ciidamo
Badan oo ka tirsan milatariga ethiopia oo ay kusoo qabteen dagaalkii shalay ka dhacay duleedka Magalada maqale.

TPLF ayaa sheegtay in ay Maqale dul fadhiyaan oo ay Cadowga kusoo duulay kasaari doonaan Casimadooda maqale

Jabhada TPLF waxay soo bandhigtay kumanaan ciidamada milatariga ah oo ay ku qabteen dagaaladii dodobaadkan socday

Waxaa jira oo ay soo bandhigeen gaadiid iyo sahayda ciidamada ethiopia ay ka qabsadeen iyo Agab ciidan

Sida warar hoose sheegayaana magalada Adigrate in ay Ciidamada Tigreyga ay gacanta ku hayaan magalada adigrat waa magaalo istiraatiiji ah waxayna 50km u jirtaa Eratrea.