VIDEO: Dowladda Hoose ee Garoowe oo weli aruurinaysa Ariga

Dowladda Hoose ee degmada Garoowe ayaa weli wada howlgal lagu aruurinayo Ariga dhooban waddooyinka Caasimadda Puntland, kuwaas oo dhibaato ku haya bilicda iyo dhireynta magaalada.

https://fb.watch/6j4HY0qmiA/