Wasiirka cusub ee Tamarta iyo Biyaha Jubbaland oo la kulmay Shaqaalaha Wasaaradda (Sawirro)

Wasiirka Wasaarada Biyaha iyo Tamarta Dowlad Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Xuseen Baraki oo sii wada kulamada iyo xog aruurinta hawlaha xafiiska, kadib markii uu xilka la wareegay, ayaa kulan isbarasho iyo dardargalinta hawlaha ah la qaatay shaqaalaha Wasaaradda.

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.