Wafti ka socda Itoobiya oo gaaray magaalada Berbera (Sawirro)

Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Fadaraalka Ethopia Axmed Shide ayaa soo gaadhey Magaalada Berbera ee Somaliland.

Waftiga waxaa ka mid ah Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar, Waxa ay ka qaybgali doonan xafladda Xadhig ka jarista Dekedda Berbera.