Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo la wareegtay gaari cusub (VIDEO) Posted By: Jibril Qoobey June 24, 2021 Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Jubbaland ayaa mas’uuliyiin ka socda hay’adda Care kala wareegtay gaari loogu adeego Wasaaradda. Share this:TwitterFacebook