Guddi loo magacaabay hubinta deymaha lagu lee yahay Dowladda Hoose ee Gaalkacyo (Akhriso)

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Magacaabay Gudi hubin ku samayn doona daymaha lagu leeyahay Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo kadib marki uu arkay cabashooyin is daba jooga oo uga yimid qaar kamida Bulshada Gaalkacyo kuwaas oo sheeganaya dayma ay kuleeyihiin Dowladda hoose ee Degmada Gaalkacyo.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cadiladiif Muuse Nuur ayaa Gudigan Gudoomiye uga dhigay Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug Maxamed Xasan Waloore.