Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Garsoorayaal badan (Akhriso)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo magacaabay Garsoorayaal.

Dikreeto. 26ka-Juun-2021

Magacabid Garsoorayaasha Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Galmudug

Markuu Arkay: Qodobka 50aad farqaddiisa 5aad ee Dastuurka Dowladda Galmudug;

Markuu arkay: Qod: 6aad ee Dastuurka DGGM, ee qeexaya sarreynta sharciga;.

Markuu arkay: Qod:18aad ee Dastuurka DGGM, ee qeexaya dhowrista xuquuqda eedeysanaha;.

Markuu garowsadey: Baahida loo qabo dhameystirka hay’adda garsoorka GM.;

Markuu tixgeliyay soo jeedinta: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug;.

Markuu la tashaday: Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug;
Wuxuu soo saaray xeerkan:

                              Qodobka 1aad:

Wuxuu Magacaabay Garsoorayaasha hoos ku xusan:

Maxkamadda Sare ee Galmudug:

  1. Mahdi Cabdullaahi Macalin Nuur- Garsoore
  2. Cabdullahi Cabdiqani Sh Yuusuf- Garsoore
  3. Maxamed C/llahi Ilbir- Garsoore

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud:

  1. Cabdullahi Axmed Cali -Gudomiye
  2. Cabdiraxman Xasan Cali -Garsoore
  3. Cabdirisaaq Cabdulle Xasan – Garsoore

Maxkamadda Gobolka Galgaduud:

  1. Cismaan Cali Maxamed – Guddoomiye
  2. Axmed Salaad Kulane – Garsoore
  3. Cabdirisaaq Bashiir Sh. Ciise —Garsoore

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Mudug:

  1. Nuur Cali Culusow – Garsoore
  2. Maxamuud Cabdi Cabdulle -Garsoore

Maxkamadda Gobolka Mudug:

  1. Xuseen Aadan Axmed -Garsoore
  2. Cabdullahi Cabdiraxmaan Maxamed – Garsoore

Maxkamadda Degmada Hobyo:

  1. Shaafici Cali Aadan – Guddoomiye
  2. Xirsi Maxamuud Xalane – Garsoore

Maxkamadda Guriceel:

  1. Maxamuud Jimcaale Xalaned – Guddoomiye
  2. Cabdirisaaq Diiriye Faarax -Garsoore

Maxkamadda Degmada Cadaado:

  1. Cabdicasiis Ciise Cali – Guddoomiye
  2. Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamuud -Garsoore

Maxkamadda Degmada Balanbal:

  1. Xuseen Cabdullaahi Yuusuf – Guddoomiye
  2. Axmed Aadan Cilmi – Garsoore

Maxkamadda Degmada Cabudwaq:

  1. Yuusuf Cumar Maxamed – Guddoomiye
  2. Ibrahim Yusuf Maxamuud – Garsoore

Maxkamadda Xeraale:

  1. Shariif Ciise Maxamed – Guddoomiye
  2. Cabdiqaadir Cabdullaahi Maxamed – Garsoore Qodobka 2aad:
  3. Waxaa lafarayaa dhammaan hay’adaha kala duwan ee Dowladda Galmudug, in ay la shaqeeyaan garsoorayaasha Cusub ee la Magacaabay, si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo.
    Qodobka 3aad:
  4. Xeerkaan waxuu dhaqan gelayaa marka uu saxiixo Madaxwaynaha Dowladda Galmudug. Waa uuna saxiixay.

Dhmaaad

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.