Madaxweynaha Puntland “Waa maalmo u baahan in wax laga barto dadaalkii la galiyay xornimada dalka”

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda 26-June oo ku beegan 61 sanno-guuradii kasoo wareegtay xornimadii Soomaaliya u diray Shacabka Soomaaliyeed.