VIDEO: Sidee u dhacay dilkii toogashada ahaa 18 kamidka ahaa Al-Shabaab ?

Maxkamadda Sare Ciidanka qalabka sida ee Puntland ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay 18 kamid ah maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab, kuwaas oo ka dambeeyay falal isugu jira dilal iyo Qaraxyo oo muddo 13 sanno ah ka dhacayay magaalada Gaalkacyo.