Wasiir Koore “Guuleed iyo Beyle waan ognahay in Lacag aad xamar kasoo dhacdeen aad Hargeysa..” (VIDEO)

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mahdi M. Gulaid iyo Wasiirka Maaliyadda XFS Abdirahman Dualeh Beileh, ay lacag ay kasoo dheceen magaaladda Muqdisho guryo uga dhisteen magaalada Hargeysa.

“Mahdi Guuleed iyo Wasiir Bayle waan ognahay in waxaad Xamar kasoo dhacdaan Hargeysa guryo kaga dhisataan” ayuu yiri Wasiir Koore.