DEG-DEG: Cali Siciid Cabdinuur oo loo doortay Guddoomiyaha Jariiban

Xildhibaanada cusub ee Golaha deegaanka degmada Jariiban ee Gobalka ayaa u doortay Guddoomiyaha degmada Cali Siciid Cabdinuur.

Cali Siciid oo xilka heyn doona 5 sanno ee soo socota ayaa helay 13 kamid ah codadka 21 xubnood ee Golaha deegaanka Jariiban, halka musharaxa la tartmayay oo lagu magacaabo Cali Axmed Cali uu helay 8 cod.

Idilnews