Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland Ahmed E. Osman Karaash, ayaa Maxamuu Cali Warsame u magacaabay Guddoomiyaha KMG ah ee degmadda Taleex ee Gobalka Sool, tan iyo inta laga dhisayo Golaha deegaanka degmadaas.