TPLF oo la wareegtay magaalada Mekelle

Ciidanka TPLF ayaa la wareegay Magaalada Mekelle ee Caasimadda Ismaamulka Tigray, kaddib markii ay isaga baxeen Ciidanka Itoobiya iyo kuwa Eratrea.

Sida ay warisay Warbaahinta gudaha ee Itoobiya Ciidanka TPLF ayaa si buuxda u qabsaday magaalada, Waxaana haatan Mekelle ka soconaya dabaal-degyo ay Shacabku kusoo dhaweynayaan Ciidanka.

Idilnews