Maxay la wada-hadleen Qoorqoor iyo Laftagareen oo kulan gaar ah yeeshay ? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deganyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo Booqasho ugu yimid.

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xaalada dalka arrimo doorashooyinka sidii loo daradar gelin lahaa iyo sidii wadashaqeyn u dhexmari laheyd Maamulada Galmudug & Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha Galmudug booqashda uu ugu yimid.

Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada eek u sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay yeelan doonaan kulamo doceedyo looga hadlayo xaalada dalka gar ahaan arrimaha doorashooyinka.

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.