Sawirro: Olale nadaafadeed oo ka soconaya magaalada Boosaaso

Dowladda Hoose ee Degmada Boosaaso ayaa wada olale nadaafadeed oo kor loogu qaadayo bilicda iyo nadaafadda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Shaqaalaha nadaafadda ee degmadda ayaa saaka olalahooda ka sameeyay inta u dhexeeya dekedda magaalada Boosaaso iyo Hotel Gacayte.