Guddiyada Doorashooyinka oo tababar uga furmay Muqdisho (VIDEO)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble ayaa tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka, ee Labada heer.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay Guddiyada inay si daahfuran oo caddaalad ah u maamulaan howsha doorashooyinka ee loo igmaday.

Idilnews