Shaqaalaha Puntland oo la fasaxay 11-Luulyo awgeed

Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Puntland ayaa ku dhawaaqday in la fasaxay shaqaalaha Dowladda berri oo khamiis ah, Munaasabadda xuska 1-Luulyo oo ku beegan xorowgii Gobalada Koonfureed ee Soomaaliya iyo Midowgii Koonfurta iyo Waqooyiga awgeed.

Sidoo kale, Wasaaradda ayaa hambalyo u diray shaqaale weynaha Puntland.