VIDEO: Halkee maraya dhismaha Dekedda Garacad ee Gobalka Mudug ? Posted By: Jibril Qoobey June 30, 2021 Dhismaha Dekedda Garacad ee Gobalka Mudug ayaa mareysa meel gaba-gabo ah, Waxaana haatan dhamaad ku dhow jambiyada Maraakiibtu kusoo xiran ee Dekedda. Share this:TwitterFacebook