VIDEO: Ciidanka PMPF Puntland oo xusay Munaasabadda 1-Luulyo (Sawirro)

Cutubyo ka tirsan ciidanka Badda Puntland ee PMPF oo farxadda munaasabadda 01 Luulyo la qayb-sanaya Shacabka Soomaaliyed ayaa salaan ku maamuusay Calankeenna Cawaale.