Feysal Cali Waraabe “1-da Luulyo waxay u tahay Somaliland, maalin Hoog madow” (VIDEO)

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Eng. Faysal Cali Waraabe, oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in 1-da Luulyo, oo ah xorowga Gobalada Koonfureed ee Soomaaliya iyo midowga Gobalada Waqooyi iyo kuwa Koonfureed ay u tahay Somaliland maalin madow.