Xuska 1-Luulyo oo lagu qabtay magaalada Baydhabo (VIDEO+Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Cali Saciid Fiqi iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ka qeybgalay Munaasabada 1da luulyo 61-guuradii kasoo wareegatay markii Gobolada Koonfur ay Xuroobeen ayna Midoobeen Gobolada Waqooyi iyo Koonfur.