Akhriso: Habraacyada doorashada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Dukumeenti ay heshay Shabkadda Idilnews ayaa muujinaya Habraacyada loo marayo Doorashada Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyo sida loo soo xulayo Ergada doorashada.