Sidoo loo isticmaalay Miisaaniyadda Puntland ee sanadkii 2020 ? (VIDEO)

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland oo kulan ku yeeshay maanta xaruntooda magaalada Garoowe ayaa Ansixiyay Xisaab-xirka Miisaaniyadda Dowladda Puntland ee sanadkii 2020.

Hadabada Sidee loo isticmaalay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadkii 2020 ?, Waxaa sharaxaya Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha Wakiillada Puntland Xildhibaan Cawil Daad.