Taliye Xijaar “Talaabo adag ayaa laga qaadi doonaa kooxaha dadka dhaca” (VIDEO)

Taliyaha Ciidanka Booliska DFS Gen. Cabdi Xasan Xijaar, oo saxaafadda kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay talaabo adag ka qaadi doonaan kooxaha burcada ah ee dadka dhaca ugu geystay Muqdisho.