VIDEO: Laftagareen oo furay Kalfadhigga 3-aad Ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Furay kala fadhiga sedaxaad Gollaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Madaxweyne Laftagareen oo khudbad ka jeediyay ayaa ka hadlay waxyaabaha u qabsoomay Xukuumadda uu hoggaaminayo, isagoona fariin u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed.