VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo la kulmay bulshada Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada magaalada Kismaayo.

Kulanka oo galabta ka dhacay hoolka Shirarka Madaxtooyadda Jubbaland, ayaa ahaa is-xogwareysi Waxgaradka Jubbaland ayaana uga mahadceliyay Madaxweyne Deni doorkii uu ku lahaa in Jubbaland ka gudubto xaaladihii adkaa ee ka dhashay cunaqabateyntii ay saartay DFS.

Idilnews