Dadka kala iibsaday Gaadiidka ee kunool Muqdisho oo digniin loo diray (VIDEO)

Taliska Qeybta ilaalada Nabad-galyada Waddooyinka ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa digniin u diray dadka kala iibsaday gaadiidka ee kunool magaalada Muqdisho.