Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo dooranay Guddoon

Doorashada Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga Doorashooyinka ee heer Federaal (FIET), ayaa goordhow la filayaa inay ka dhacdo magaalada Muqdisho, Waxaana xilka Guddoomiyaha ku tartamaya illaa 5 Musharax, halka Kuxigeenka ay ku tartamayaan 2 Musharax.

Guddoomiye

1- Maxamed Xasan Cirro (Guddoomiyihii hore)
2- Liibaan Axmed Xasan (Liban shuluq)
3- Cabdi Xiis Aadan
4- C/casiis Yuusuf
5- Maxamed Muuse

Kuxigeen

1- Mowlid Mataan
2- Saciid Abshir

Idilnews