Kooxda TPLF oo war cusub kasoo saartay xabad-joojinta uu ku dhawaaqay Abiy Ahmed

Maamulka Tigray’ ayaa Bayaan kaso saaray’ Xabad joojinta Halka dhinac ahaa ee Dawlada Ethiopia’ ku dhawaaqday’.

7 Todobo qodob ayay kaso saareen’ Xabad joojinta’ waxaana ugo muhiimsan Qodobaday’ Soo saareen TPLF.
inay marka Hore Ciidamada Maamulka Axmaaradu ka baxaan’ guud ahaan Gobalka Tigray” waliba’ Gobalka Raya’ iyo wolkayit.

inaa Dhamaan’ Adeegyadii aas’ aasiga ahaa’ loso celiyo’ Guud ahaan Gobalka’ Tigray’.

Halkaan hoose ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Kooxda TPLF.