Rooble oo la kulmay u qeybsanaha Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa u qeybsanaha UNICEF ee Soomaaliya Mohamed Ag Ayoya iyo Saraakiil la socotay.

Kulanka ayaa looga hadlay howlaha UNICEF ee Soomaaliya iyo qorsheyaasheeda mustaqbalka.

Idilnews