Abiy Ahmed oo ka hadlay guul-darada kasoo gaartay dagaalka Tigray (VIDEO)

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed Ali, ayaa sheegay in ka soo bixidda ciidanka dowladda ee gobolka Tigray aanan loo arkin calaamad muujineysa in dowladdu ay ku guuldareysatay dagaalka.

Abiy Ahmed oo ka hadlayay baarlamaanka Ethiopia ayaa sheegay in dagaalka oo socday siddeed bilood uu wiiqay jabhadda Tigray.

Wuxuu intaa raaciyay in ciidanka dowladda ay weli leeyihiin awood dagaal, balse ay jirto baahi loo qabo nabadda si Ethiopia ay u horumarto.

Idilnews