VIDEO: Axmed Madoobe oo shir-guddoomiyay kulanka Golaha Amniga Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyay shirka golaha amniga heer Dowlad Goboleed.

Shirkan ayaa diirada lagu saarayay xaaladahii u danbeeyay ee dhinaca amniga gaar ahaan sugida amniga Doorashooyinka iyo wada shaqaynta dhinacyada kala duwan.

Idilnews