Cabdirashiid Yuusuf Cali oo loo doortay Guddoomiyaha Bandar-bayla

Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Bander-Bayla ee Gobalka Karkaar ayaa si gacan taag ah ugu doortay Guddoomiyaha Degmada Cabdirashiid Yuusuf Cali.

Cabdirashiid Yuusuf ayaan cidina kula tartamin Doorashada Guddoomiyaha, Waxaana uu xilka heyn doonaa muddo 5 sanno ah.

Idilnews