Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo doortay Guddoon

Guddiga Doorashada Galmudug ee SIET, oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa Maxamed Dahir Guled u doortay Guddoomiyaha Guddiga, waxaana uu helay 11 cod oo ahaa dhammaan xubnaha Guddiga, mana jirin cid la tartantay.

Sidoo kale Guddig aya Guddoomiye Kuxigeen u doortay Saacid Aadan Jaamac oo isna helay 11 cod.

Idilnews