Maxkamadda Puntland oo lasoo taagay xubno cusub oo kamid ah Al-Shabaab (VIDEO)

Shabakadihi Dhinaca Galmudug ee Galkacyo dilalka ka geysan jirey oo Garmaqalkoodi labaad ay u fariisatey Maxkamadda darajada 1aad ee ciidamada Puntland.