Bangiga dhexe ee Puntland oo dhisme cusub ku yeelanaya Gaalkacyo (VIDEO)

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse ayaa ka qayb galay Munaasibad Dhagax Dhiga Bangiga Cusub ee Dowladda Puntland ee Magaalada Gaalkacyo.

Agaasimaha Guud ee Bangiyada Puntland, Xildhibaano iyo Duqa Degmada Gaalkacyo ayaa ka qayb galay dhagax dhiga Bangiga Puntland ee Magaalada Gaalkacyo.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa uga mahadceliyey Madaxwayne Siciid Cabsulaahi Deni dhismaha Xarumaha Dowlada iyo Tayeynta Adeegyada Bulshada oo uu saldhig uyahay isagoona Bulshada Gobolka la wadaag dhismaha Xarunta Xarunta Cusub ee Bankiga Dowladda Puntland ee Magaalada Gaalkacyo.