Dr. Xabeeb “Doorashada 10-ka October waxaa lagu dooran doonaa Madaxweyne Waalan” (VIDEO)

Dr. Cabdiraxmaan Xasan Cawaale (Dr. Xabeeb), oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu welwel ka qaaday Maalinta Wacyi galinta xanuunka dhimirka ee 10-ka October in loo asteeyey maalinta doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya.

“Waa wax laga xumaado in leysku soo aadiyo Doorashada Madaxweynaha iyo Maalinta Dhimirka Caalamka u asteeyay, waxaan codsanayaa Doorashada Soomaaliya in laga wareejiyo 10-ka October, madama ay tahay maalin loo astayey maalinta dhimirka Aduunka, taasna sababi karto nin waalan in la doorto” ayuu yiri Dr. Xabeeb.

Idilnews